Idaacadda Subaxnimo
Public Domain
— Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.
...
Codka Mareykanka
|
5 hr |
⟶
|
|
Halkan ka dhageyso.m4a
Public Domain
Codka Mareykanka
|
6 hr |
⟶
|
|
Wareysiga Macallinka.m4a
Public Domain
Codka Mareykanka
|
6 hr |
⟶
|
|
Wareysi: Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
Public Domain
— Maanta oo ku beegan 21-ka bisha November ee sannadka 2024-ka, waxaa Soomaaliya laga xusayaa Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.
Xuska maalintan oo soo billowday sannadki 1974-ki, ayaa lagu muujiyaa qiimaha macallinka iyo ahmiyadda uu ugu fadhiyo bulshada.
Haddaba, waa sidee xaaladda Macallinka Soomaaliyeed ee xilligaan, su’aalaahi iyo kuwo kale ayuu Nur Xasan Nur weydiiyay, Cali Maxamuud Maxamed “Cali Dhuux” oo muddo dheer ka mid ahaa barayaasha dugsiyada magaalada Muqdisho, isla...
...
Codka Mareykanka
|
6 hr |
⟶
|
|
Walaac ka dhashay madaafiic ay Ukraine ku ridday Ruushka
Public Domain
— Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in ay Arbacadi shalay iyo maalinti ka horreysay ee Talaadadi Ruushka ku direen gantaallada riddada dheer ee ay dowladaha Mareykanka iyo Britain geeyeen Ukraine. Ruushka, ayaa sheegay in uu jawaab kulul ka bixin doono arrintaasi.
Madaxweyne Putin ayaa amray in wax laga baddalo xeerka adeegsiga hubka niyukleerka ee Moscow. Haddaba, xiisaddan cusub maxay ku keeni kartaa dalalka reer Yurub ee xulufada la ah Galbeedka.
Su’aashaasi iyo kuwo kale ayuu...
...
Codka Mareykanka
|
6 hr |
⟶
|
|
Tobnaan Falastiiniyiin ah oo mar kale lagu dilay Gaza
Public Domain
— Saraakiisha caafimaadka Gaza ayaa sheegay in aroornimadi hore ee Khamiista maanta ah ayay milateriga Israa’iil duqeeyeen ugu yaraan shan guri oo dad badan ay ku sugnaayeen oo ku yaalla waqooyiga Gaza.
Dhaqaatiirta ayaa sheegay in wali ay socdaan howlaha samata bixinta iyada oo laga cabsi qabo in dad badan ay ku hoos jiraan burburka. Ilo wareedyada qaar ayaa sheegaya in ugu yaraan 57 qof lagu dilay duqeymahaasi.
Millatariga Isra’il wali jawaab deg deg ah kama aysan bixin duqeymaha...
...
Codka Mareykanka
|
6 hr |
⟶
|
|
Baarlamaanka oo Ansixiyay sharciga Xisbiyada
Public Domain
— Labada aqal ee baarlamaanka Somalia oo maanta ansixiyay sharciyadda ururada iyo xisbiyadda siyaadda Somalia.
...
Codka Mareykanka
|
13 hr |
⟶
|
|
KANEECADA DJIBOUTI
Public Domain
— Djibouti ayaa toddobaad walba hawada kusii daysa kumanaan kun o kaneeco ah oo hiddo-siddaha laga baddelay, iyadoo tijaabinaysa qaab cusub oo lagaga hortagayo xanuuna malaariyada.
...
Codka Mareykanka
|
13 hr |
⟶
|
|
Muuse Biisi oo Aqbalay Guuldarrada
Public Domain
— Madaxweyne Muuse Biixi ayaa aqbalay in laga adkaay, wuxuuna u wacad ku maray inuu la shaqeyn doono madaxweynaha cusub Cabdiraxmaan Cirro
...
Codka Mareykanka
|
13 hr |
⟶
|
|
Welwelka dalalka Nordic.
Public Domain
— Dalalka Findland, Sweden iyo Norway ayaa dadkooda u sheegay inay diyaargaroowbaan, iyagoo welwel ka qaba dagaalka Ukraine.
...
Codka Mareykanka
|
13 hr |
⟶
|
|
Idaacadda Fiidnimo
Public Domain
— Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
...
Codka Mareykanka
|
16 hr |
⟶
|
|
Jubaland oo ka jawaabtay eedo uga yimid Dowladda Federaalka
Public Domain
— Kismaayo — Tan iyo markii maamulka Jubaland uu bilaabay in doorasho ay ka dhacdo Jubaland waxaa si weyn arrimahaasi uga soo horjeestay dowladda Soomaaliya, waxaana ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre uu eed kulul u jeediyay maamulka iyo doorashooyinka ay qabanayaan.
Haddaba maanta ayaa waxaa eedahaasi iyo hadalkii Ra’iisul Wasaaraha ka jawaabay wasiir ku xigeenka wasaarada cadaaladda iyo arrimaha dastuurka Jubaland Bishaar Aadan Geedi.
Waxaa wareystay weriyaha VOA ee Kismaayo Aadan...
...
Codka Mareykanka
|
16 hr |
⟶
|
|
Jubaland oo ka jawaabtay eedo uga yimid Dowladda Federaalka
Public Domain
Codka Mareykanka
|
17 hr |
⟶
|
|
Qubanaha VOA
Public Domain
— Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo.
...
Codka Mareykanka
|
18 hr |
⟶
|
|
Idaacadda Galabnimo
Public Domain
— Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.
...
Codka Mareykanka
|
19 hr |
⟶
|
|
Madaxweyne Muuse Biixi oo aqbalay natiijada doorashada
Public Domain
— Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo dhaweeyey natiijadii dooraahadii madaxweyne iyo xisbiyada ee dhacday 13-kii biahan November, taasi ee looga adkaaday.
...
Codka Mareykanka
|
19 hr |
⟶
|
|
Baarlamanka oo ansixiyey hindise sharciyeedka ururada iyo axsaabta
Public Domain
Codka Mareykanka
|
20 hr |
⟶
|
|
Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey hindise sharciyeedka ururada iyo axsaabta
Public Domain
— Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si aqlabiyad leh ku ansixiyeen hindise sharciyeedka ururada iyo axsaabta.
...
Codka Mareykanka
|
20 hr |
⟶
|
|
Madaxweyne Muuse Biixi oo aqbalay natiijada doorashada
Public Domain
Codka Mareykanka
|
20 hr |
⟶
|
|
Madasha Haweenka: Dhibaatooyinka gabdhaha Soomaaliyeed ku qabsada Nairobi
Public Domain
— Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka ay la kulmaan gabdhaha Soomaaliyeed ee yimaada Nairobi, ayada oo aan ehel uga soo horreyn. Waxaa marti ku ah Ustaad Fartuun Maxamed Cusmaan oo ah bare jaamacadeed.
Waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.
...
Codka Mareykanka
|
20 hr |
⟶
|
|
Erdogan oo sheegay in Mareykanka uu sameeyey 'khalad weyn'
Public Domain
— Ogolaanshaha Washington ee ah in Ukraine ay gantaallada Mareykanka u adeegsato bartilmaameedyo militari oo gudaha Ruushka ku yaalla waa "khalad weyn" oo dunida u jiidi kara "dagaal weyn", waxaa sidaas Arbacada maanta ah yiri madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan.
...
Codka Mareykanka
|
20 hr |
⟶
|
|
Madasha Haweenka: Dhibaatooyinka gabdhaha Soomaaliyeed ku qabsada Nairobi
Public Domain
Codka Mareykanka
|
20 hr |
⟶
|
|
Dowladda Xasan Sheekh oo wajaheysa mowjado siyaasadeed
Public Domain
— Dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wajahaysa mowjado siyaasadeed oo kaga imaanaya mucaaradka iyo qaar ka mid dowlad goboleedyada.
...
Codka Mareykanka
|
22 hr |
⟶
|
|
Shacabka Boorama oo baaq u diray madaxweynaha la doortay ee Somaliland
Public Domain
Codka Mareykanka
|
22 hr |
⟶
|
|
Shacabka Boorama oo baaq u diray madaxweynaha la doortay ee Somaliland
Public Domain
— Dadweynaha ku nool magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa cabiray dareenkooda ku aaddan natiijadii kasoo baxday doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada Somaliland.
...
Codka Mareykanka
|
22 hr |
⟶
|
|
Gobollada Somaliland oo looga dabbaal-degay guusha Cabdiraxmaan Cirro
Public Domain
Codka Mareykanka
|
22 hr |
⟶
|
|
Gobollada Somaliland oo looga dabbaal-degay guusha Cabdiraxmaan Cirro
Public Domain
— Gobollada Somaliland oo looga dabbaal-degay guusha Cabdiraxmaan Cirro
...
Codka Mareykanka
|
22 hr |
⟶
|
|
Dowladda Xasan Sheekh oo wajaheysa mowjado siyaasadeed
Public Domain
Codka Mareykanka
|
22 hr |
⟶
|
|
Idaacadda Duhurnimo
Public Domain
— Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.
...
Codka Mareykanka
|
22 hr |
⟶
|
|
Idaacadda Subaxnimo
Public Domain
— Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Tobnaan qof oo lagu dilay Haiti
Public Domain
— In ka badan 20 qof oo looga shakisanyahay in ay xubno ka yihiin kooxaha burcadda ah ayaa Talaadadi shalay lagu dilay caasimadda dalka ay colaaduhu ragaadiyeen ee Haiti.
Arrintan ayaa ka dambeysay kaddib marki ay dadka rayidka ah ku biireen ciidanka booliska si ay isaga caabiyaan weerar ay kooxaha shuftada ah ku qaadeen deegaan kaabiga ku haya magaalada Port-au-Prince.
Xaafadda Petion-Ville ayaa la xiray Talaadadii, iyadoo dadka deegaanka ay jareen waddooyinka, isla markaana ka...
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Ukraine oo Ruushka ku weerartay gantaallada Mareykanka
Public Domain
— Ukraine ayaa Talaadadi shalay marki ugu horreysay Ruushka ku ridday dhowr gantaal oo ah nuuca riddada dheer, kuwaas oo ka mid ah hubka culus ee uu Mareykanka geeyay Ukraine, iyadoo tallaabadaasi lagu beegay maalinti kunaad ee kasoo wareegatay billowga dagaalka Ruushka iyo Ukraine.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Idaacadda Habeennimo
Public Domain
— Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka ka dhacaya daafaha Dunida.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Halista ay wajahayaan diyaaradaha caalamka
Public Domain
— Nidaamyada haga kumanaan diyaaradood oo rakaab ah ayaa la carqaladeeyaa maalin kasta marka ay ku duulayaan meelaha u dhow goobaha colaadaha, sida ay sheegeen cilmi-baarayaal.
Henry Ridgwell warbixintan ka soo diray London. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee dib u dhiska dalka
Public Domain
— Barnaamijkan gaarka ah waxa uu ku saabsan yahay doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee dib u dhiska dalka. Waxaa Muqdisho ku soo diyaariyay Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Trump oo haysta awood Congress oo mideysan
Public Domain
— Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump ayaa xafiiska iman doona bisha January ee sanadka dambe iyada oo Congress-ka Maraykanku uu mideysan yahay. Jamhuuriga ayaa yeelan doona aqlabiyadda labada aqal ee congresska, taas oo loo arko in dadka Maraykanku ay iyaga igmadeen.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee dib u dhiska dalka
Public Domain
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Idaacadda Fiidnimo
Public Domain
— Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Maxay ka dhigan tahay guusha doorasho ee Cirro?
Public Domain
— Maraykanka, iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mid ahaa dadkii isla maanta u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro. Haddaba guushiisa maxay ka dhigan tahay.
Waxaan weydiinay Gueleed Jaamac, oo ah Fallanqeeye iyo qareen u ololeeya xuquuqda aadanaha ee Somaliland.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Qorshaha dowladda Talyaaniga ee muhaajiriinta
Public Domain
— Siyaasadda dowladda Talyaaniga ee ah in dadka muhaajiriinta ah loo diro xarumo ku yaalla dalka Albania inta laga go’aaminayo kiisaskooda magangalyo, ayaa la kulantay caqabad sharci kaddib marki ay garsoorayaasha Roma ay kiiskan u wareejiyeen Maxkamadda Caddaaladda ee Midowga Yurub.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Cirro oo loo doortay madaxweynaha Somaliland
Public Domain
— Guddiga doorashada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in hoggaamiyaha mucaaradka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi “Cirro” uu ku guuleystay doorashadii, isagoo ka adkaaday madaxweynaha iminka Muuse Biixi Cabdi.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Dowladda Xasan oo wajehysa culeys siyaasadeed
Public Domain
— Dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wajahaysa mowjado siyaasadeed oo kaga imaanaya mucaaradka iyo qaar ka mid dowlad goboleedyada, kuwaasi oo si xooggan uga horyimid hanaanka uu madaxweyne Xasan ku doonayo in Soomaaliya uga dhacdo doorasho.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Qubanaha VOA
Public Domain
— Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Idaacadda Galabnimo
Public Domain
— Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Trump oo magacaabay waax cusub oo hormarisa waxqabadka dowladda
Public Domain
— Madaxweynaha dooran ee Mareykanka Donald Trump ayaa marka uu xafiiska la wareego muddo xileedkiisa labaad bisha January, waxaa laba ka mid ah taageerayaashiisa ugu muhiimsan ay hormuud u noqon doonaan howl cusub oo loogu talagalay in lagu dhimo kharashka dowladda laguna horumariyo waxqabadkeeda.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Natiijada doorashada Somaliland oo lagu dhowaaqay
Public Domain
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Madaxweynaha la doortay ee Somaliland oo jeediyey khudbad kooban
Public Domain
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Madaxweynaha la doortay ee Somaliland oo jeediyey khudbad kooban
Public Domain
— Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa hadal kooban u jeediyay shacabka reer Somaliland.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Trump oo magacaabay waax cusub oo hormarisa waxqabadka dowladda
Public Domain
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|
Mareykanka oo Turkey uga digay in ay marti-geliso xubnaha Xamas
Public Domain
— Mareykanka ayaa Isniintii uga digay dalalka caalamka in ay marti-geliyaan xubnaha Xamaas, ayada oo si gaar ah loo xusay Turkey kadib markii warbixino ay tilmaameen in laga yaabo in hoggaanka kooxda Falastiiniyiinta ay u guuraan halkaas.
...
Codka Mareykanka
|
1 d |
⟶
|
|